DHAGEYSO, SAWIRO:Maxamed Cali Nuur Ameriko oo ka hadlay sababta u tagay Magaalada Baydhabo

0
79

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa saakay si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada baydhaba ee xarunta Gobalka Baay.Xubno isugu jiray qeybaha bulshada Iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaraha Magaalada Baydhaba Safiirkii Hore Soomaaliya.
5 1 2 3 4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here