DAAWO VIDEO:Barack Obama iyo Haile Mariam Desalegn oo ka hadlaya arrimaha Soomaaliya, al shabaab iyo Ciidamada Soomaaliya

0
54

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo Hoggaamiyaha Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa si wada jir ah oo ay u qabteen shir jaraa’id waxay kaga hadleen xaalada dalka soomaaliya, waxayna sheegeen inay ku heshiiyeen inay iska kaashanayana dhismaha nabadda Soomaaliya iyo xoojinta ciidamada amniga Soomaaliya.
6652328-3x2-700x467

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here