DOCOMENTI AQRISO :Maxkamdda Sare oo amar ku bixisay in si deg deg ah lagu sii daayo Siyaasiga Cali Yare

0
50

Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya ayaa maanta qoraal ay soo saartay ku amartay in si deg deg ah loo sii daayo Siyaasiga dhalinyarada ah Cali Yare, waxaana amarkaas la siiyay Baarista Xisbiga, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliyaha Nabad sugidda Gobolka Banaadir.
2Haddaba Qoraalkan oo goordhow ka soo baxay Maxkamdda Sare ee dalka ayaa la soo gaarsiiyay Newsomali.com
IMG-20150719-WA0000 IMG-20150719-WA0001 IMG-20150719-WA0002 IMG-20150719-WA0003

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here