DAAWO SAWIRADA:Gen Maxamed Sheekh oo la hadlay Saraakiishii Boliiska ee ka kala yimid Gobolada dalka iyo Madaxweynaha oo xalay casho u sameeyay

0
61

Siminaarkii u socday Saraakiisha Ciidamada Boliiska Soomaaliya ee ka kala yimid Gobolada dalka ayna ka qeybgalayan Deeq bixiyaasha Caalamka ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada muqdisho gelinkii dambe ee shalay oo khamiis ahayd.
BH0A9483
Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wasiirka Amniga Gudaha ayaa soo xiray Siminaarka.
Ujeedada Siminaarkan ayaa waxay ahayd bal la helo waxyaabaha ay u baahan yihiin Ciidamada Boliiska, in Ciidamada Boliiska ee jooga Caasimada iyo Gobolada dalka aysan wax saameyn ah ku yeelan Siyaasadaha is khilaafsan, in laga wada shaqeeyo nabadgalayda iyo in aan wax xuduud ah yeelan Ciidanka Boliiska Soomaaliyed.
Taliyaha Ciidamada Boliiska Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan ayaa kula dardaarmay saraakiishii Siminaarkan ka qeybgashay inay wixii macluumad ah oo ay ka barteen qof walba halkii uu ka yimid uga faa’ideeyo Ciidamadii kale ee ka soo tagay.
Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay casho afur ah u sameeyay Saraakiishii ka timid Gobolada dalka iyo Taliyaha Boliiska.
BH0A9561 BH0A9470 (1) BH0A9479 BH0A9483 BH0A9485 BH0A9489 BH0A9493 BH0A9494 BH0A9495 BH0A9496 (1) BH0A9497 BH0A9498 BH0A9499 BH0A9500 BH0A9501 BH0A9502 BH0A9503 BH0A9504 BH0A9505 (1) BH0A9506 BH0A9535 BH0A9542 BH0A9544 (1) BH0A9545 BH0A9546 BH0A9547 BH0A9549 BH0A9553 BH0A9559

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here