DHAGEYSO WARBIXIN Siyaasiyiinta Maamulka Puntland oo faraha isku taag taagaya

0
165

Ururada siyaasadda ee Puntland ayaa ka hadlay dib u dhigistii lagu sameeyey doorashooyinkii Golayaash Deegaanka oo lagu waday inay maanta ka dhacaan Puntland balse uu dib u dhigay madaxweynaha Puntland Cabdiraxmana Maxamed Faroole kadib qalalaasihii ka dhacay magaalada Qardho shalay oo ay ku dhinteen afar qof.
5

Saciid Faarax Maxamed (Saciid Sanweyne) oo ah Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD oo Ka mid ahaa Ururada Siyaasadda Puntland ee Qorsheynayay in uu ka qaybgalo Dorashooyinkii Deeganka, ayaa sheegay in qorsha-xumo siyaasadeed oo dhanka xukuumadda ka yimid uu keenay in lagu guuldaraysto sii wedista nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.

Dhinaca kalena waxaa eedeymahaasi waxaa si kulul u beeniyey Maxamuud Caydiid Dirir, Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wareysiyada labada mas’uul halkan hoose ka dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here