DAAWO Muuqaalka Kulan Siyaasadeed muran dhaliyay oo xalay ka dhacay Magaalada Nairobi

0
137

Kulan Siyaasadeed muran badan dhaliyay ayaa xalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka kenya, Waxaana kulan kasoo qaybgalay Ra’iisul wasaarayaal hore: Cali Khaliif Gallayr, Cali Maxamed Geedi, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Musharraxiin Madaxtinnimo: Dr. Maxamed C/laahi Baadiyow, Yuusuf Garaad Cumar, Sheekh Maxamed Yaasiin, madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) iyo wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Gaandi, Xildhibaano Keenyaan ah: Diiriye Cabdullahi Maxame, Maxamed Shidiye iyo Ilyaas barre Shiil.
15 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here