VIDEO Muujinaya Wixii saaka ka dhacay Magaalada Qardho, Daawo

0
160

Filmkan oo muuqaalka ah waxaa laga soo duubay Magaalada Qardho oo saaka lagu gubay Saanaadiikhda cod bixinta doorashada degaanka Maamul Goboleedka Puntland iyado dadka Magaalada Qardho ay guud ahaan ka soo horjeedan Siyaasadda mayalka adag ee Madaxweyne C/raxmaan faroole iyo wiilashiisa.
6Sanaadiikhdii ayaa laga soo dejiyey gaarigii sidey, waxaana dadweyne caraysan ay ku gubeen meel barxad ah iyaga oo ku dhawaaqayey dooni meyno doorasho khasab ah dooni meyno ku shubasho xaaraan ah dooni meyno Faroole iyo hadale kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here