Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab iyo Hubkooda oo xalay lagu qabtay Degmada Deyniile“SAWIRRO”

0
147

Howlgallo ay xalay degmada Deyniile ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda ayaa lagu soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hub ay wateen,Howlgalkani oo uu hogaaminyay Taliyaha Nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo ay xalay ka sameeyeen Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya Degmada Deyniile ayaa waxay ku soo qabteen maleeshiyaad xalay degmadaasi ka geystay falal Arbushaad ah iyo Hub ay kula dagaalameen Ciidamo ka tirasan kuwa Dowladda Soomaaliya.
1 2 3 4 5 6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here