Hooyada dhashay Axmed Madoobe oo goor hore oo maanta ah ku geeriyootay Magaalada Nairobi

0
156

Hooyada dhashay hogamiyaha Maleeshiyada Raaskanbooni ee dhawaan loo doortay Madaxweynaha Maamulka muranka ka taagan yahay Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaano Axmed Madoobe ayaa ku geeriyootay goor hore oo maanta oo sabti ah Magaalada Nairobi ee dalka kenya.
6

Yustur Cabdulle Waa Hooyada dhashay Axmed Madoobe ilaahay janadii Fardowsa ha ka waraabiye goor hore oo maanta ah ayay adduunka ka tagtay

Ramadanka fadligiis Rabbi ayaan naxariis uga bariyaynaa hooyada geeriyootay. Intii ehelkeeda ah oo uu ugu horreeyo Axmed Maxamed Islaan, waxaan iyagana Ilaaheey uga baryayaa in uu samir ka siiyo. Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here