HALKAN Ma Magaalada Muqdisho baa mise waa Magaalo kale, Waa Maalgashi aad u wanaagsan,Daawo Muuqaal cajiib ah

0
169

Tani waxay tusaale wanaagsan u tahay nolosha soo koreysa ee Magaalada Muqdisho waa bandhig maalgashi oo farxad gelinaya soomaalida ku nool Muqdisho iyo dibadda.Talaabada ay qaaday shirkadan oo lagu magacaabo Nationwide iyo danuube ay tahay mid wax badan ku soo kordhin karta in bulshada Soomaaliyeed laga haqab tiro baahiyaha ay u aadi jireen dalka dibediisa.
2

Axmed Xasan Cali oo ah maamulaha xaruuntaasi ayaa sheegay in qorshahaani cusub uu ku soo kordhin karo dalka horumarka aad u wanaagsan, isagoo intaa ku daray in ay dhiirigelinayso shirkadaha kale ee danaynaya inay maalgeshi ku sameystaan Soomaaliya.
14 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here