Daawo Videogaan:Yahya Osman waxoow jiray sadax bilod 1990 markow dalkisa hooyo ka qaxaay.

0
227

Yahya Osman waxoow jiray sadax bilod 1990 markow dalkisa hooyo ka qaxaay kolkii walalidkiis aay go’aan sadeeyn in aay dulkooda hooyo ka qaxaan dagaalka owgiis.Yahya iyo reer kooda waxeey nasiib wanaag heleen in aay qaxootinimo ku noladaan wadanka mareykanka oo aay ka bilobeen nolal cusub oo bilow ah iyo wadan cusub.
9

Yahya cisman nasiibkisa wanagsaan waxoow wax ku soo bartay wadanka mareykanka kuna soo koraay ila oow ka gaaraay maanta 23 saano.

Yahya cisman aya waxoow soo bartay aqoonta ganacsiga iyo ciyaraha baskid bolka oow heer college ciyaray.

23 saano asiga maanta jira ayoow Yahya cisman dib ugu soo laabtay dhulkiisa hooyo oow mar asiga 3bilood jira ugu dambeysay waxoowna hada ka caawiya dhalinyarada faciisa barashada coyaraha iyo in dalka la malgishto.

Daawo videogaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here