DAAWO SAWIRADA IYO MUUQAALKA QARAXII MAANTA KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

0
204

Inta la og yahay tiro ka badan 5 ruux ayaa ku dhimatay qarax baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta ka dhacaya agagaarka Km4 ee Magaalada Muqdisho iyadoo qaraxa lala beegsaday kolonyo baabuurta nabad ilaalinta midowga afrika sida ay sheegayan wararka iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay u badan yihiin shacab marayay wadada sida ku cad Sawirada.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here