DAAWO MUUQAALKA MAGAALADA QORYOOLAY ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Gabdhaha iyo Wiilashada wax barta, Muuqaalka Beeraha

0
318

Magaalada Qoryooley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya waxa lagu tilmaama in ay tahay Magaalo degan oo dhinaca wax soo saarka beeraha caan ku ah sida Magaalooyinka kale ee Shabeellaha Hoose, magaalada waxaa ku yaala dugsiyo waxbarasho oo kala duwan, beeraha Magaalada ayaa Muuqaalkooda aad u wanaagsan yahay sida ku cad Sawirada laga soo qaaday Qoryooley.
16 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here