Ramadaan Wanaagsan

0
192

Waxaa berri oo Arbaco ah laga soomayaa waddamada Muslimiinta oo dhan, iyadoo caawa ay billowmatay bisha Ramadaan ee barakaysan, kaddi markii maanta la dhammaystiray 30-ka bisha Shacabaan ee taariikhda Hijriyada ee sanadka 1434.
2433299335
Magaalooyinka waaweyne ee Soomaaliya ayaa maanta si weyn loogu diyaar garoobay bisha Ramadaan ,iyadoo caawa masaajidyada laga billabay tukashada salaada taraawiixda.
Dhanka kale, wasaarrada garsoorka, diinta iyo awqaafta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in berri ay tahay Soon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here