David Cameron fariintiisa Muuqaalka bisha Ramadan nala Daawada

0
153

Ra’iisul Wasaaraha dalka Britian David Cameron ayaa Fariin ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan Hawada usoo mariyay Dhamaan Muslimiinta Caalamka, isagoona Muuqaalka Khudbad uu kaga hadlayay Muhiimada ay Bisha Ramadaan u leedahay Umada Muslimiinta soo dhigay Bogga dhinaca Warfaafinta u qaabilsan Xafiiskiisa.
david-cameron_1939896cCameron waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu Ra’iisul Wasaare u yahay Qowm shacabkeeda ay leeyihiin dhaqamo iyo diimo kala gedisan, isla markaana Qowmkaasi ay ku jiraan dad Islaam ah, sidaasi darteedna uu ugu Hambalyeenayo Bisha Barakeesan ee Ramadaan, isagoona dhinaca kale soo hadal qaaday in Bishaan ay Muslimiinta u tahay Bil Cibaado, waxa uuna ku baaqay in la caawiyo dadka Sooman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here