Wasiir hore oo maqaal la yaab leh ka qoray sabab uu ku eryey R/W...

Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cismaan ayaa maqaal la yaab leh ka qoray waxbarashada Soomaaliya, gaar ahaan tayada...

Madaxii hore ee Sirdoonka Soomaaliya oo Sheeko Cajiib ah ka qoray Xaaladda dalka, (Aqriso)

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Janaraal Cabdiraxamaan Tuuryare ayaa bartiisa bulshada waxa uu soo dhigay qoraal kooban oo ku cabirayo...

Madaxweyne Farmajo oo xayiraadii ka baxay saxiixayna toogasho lagu fuliyey 2 kamida Dil-sugayaashii Alshabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saakay xukun Dil toogasho ku fulisay labo ka mida Dil-sugeyaashii Al Shabaab ee hore loogu xukumay dilka. .Labadan dhalinyarro oo...

Kulankii xalay Farmaajo iyo Safiirka Itoobiya Jamaludiin maxa ka soo baxay?

Waxaa habeenkii xalay ahaa waqti danbe isku gaaray Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaludin Mustafa Cumar iyo MW Farmaajo. Kulankaan oo ahaa koodii sadaxaan...

Dowladda FARMAAJO iyo Kheyre: Sharcigii waxaa looga kaaftoomay laaluush

Wasiiro ama madax iyo odayaal xoolahoodii lagu laaluushayo oo mid kasta ku faraxsanyahay! Waxaa arrin yaab leh danta uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka leeyahay...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Muqdisho uga qeyb galaya Aaska Marxuum C/raxman Yariisow

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah ku sugnaa degaanada maamulka...

Meydka Marxuum Yariisow oo Berri la keenayo magaalada Muqdisho iyo Aaskiisa oo ka dhacaya…

Iyadoo lagu jiro qabanqaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa la sheegay in...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir,...

Dr. C/raxmaan Baadiyow oo Magaalada Dhuusamareeb ku tilmaamay meel ay ka taliyaan koox...

Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in aan shirka la qaban karin, iyadoo amniga magaalada Dhuusamareeb aysan si buuxda gacanta...

Wasiir Kismaayo loo diiday oo ka hadlay sababta looga joojiyay safarkiisa

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI