Farmaajo iyo Kheyre oo labo jaho oo dagaal ah ku wajahaya Xaaf-ka Galmudug

Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilaawday qorshe cusub oo doorasho looga qabanayo degaanada maamulka Galmudug dhamaadka sanadkaan 2019 oo ku egyahay muddo xileedka sharciga ah ee...

XILDHIBAAN DHUXULOW oo la kulmay Dhalinyarada iyo aqoonyahano Soomaaliyed, Daawo Sawirada

Dhalinyarada kulanka lagu casuumay waxaa ku jiray tiro ka mid ah kuwii codkooda siiyay Xildhibaanka ee ku soo doortay magaalada Cadaado 16-kii November sanadkii...

HALIIMA YAREY oo qaati ka taagan ku hoos noolashada Villa Soomaaliya, iyadoo dalbatay in...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro xarunta ay haatan ku shaqeeyaan oo...

YAA KA DAMBEEYAY Weerarkii saaka lala beegsaday Ardayda Baska saarnayd ee Muqdisho?

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhaawac ka soo gaaray...

Xiisad ka taagan Laascaano iyo ciidamada Somaliland oo heegan la geliyay (Sawirro)

Xiisad adag ayaa magaalada Laascaano ee gobolka Sool, waxaana heegan la geliyay ciidamada amaanka maamulka Somaliland. Xiisadda ayaa ka dambeysay kadib markii dadka deegaanka ay...

Dowladda Somalia oo kordhisay Qiimaha Xajka & Liiska Shirkadaha la siiyey Qandaraaska Xujeyda

Guddiga ay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya u magacawday kala xulista shrkadaha Xajka ku howlan ayaa soo saaray qiimaha lacagta sanadkan lagu xajin...

DAL Madaxweynayaal wada leh Dunida ma jiraa oo aan Soomaali ahayn?Dunida ma ka jiraa...

Soomaaliya oo maamul federaal ah uu ka hanaqaaday in ka yar 10 sano ayaa waxaa uu jahwareer badan ka dhashay qaabka ay isu la...

C/raxmaan C/shakuur oo u jawaabay Farmaajo

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in aanay diyaar u aheyn muddo kororsi dowladdiisa...

MADAXWEYNE FARMAAJO”Xaaf Daawadii loo qoray ayuu diiday inuu qaato” Hadalkii ugu yaabka badnaa…

Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo markii ugu horeysay kadib fashilkii shirkii Garowe ka hadlay arrimihii ay isku qabteen maamul Goboleedyada, isagoo xaaladda Galmudug ku...

Mirqaanka ma miyir beel baa laga dhaxlaa?

Ganacsatda qaadka ee dalka Kenya waxay maalin walba suuqa keenaan jawaanno jaad ah iyaga oo ka hela dakhli aad u badan. Saynisyahanno ka tirsan haya'adda...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI