Safiir Nuur Cadde oo lala meel dhigay Jilaagii weynaa ee reer Talyaaniga ahaa...

Wargeys ka soo baxa dalka Talyaaniga ayaa uu ka qoray safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Talyaaniga & Beljamka Ex. R/wasaare Nuur Xassan Xuseen (Nuur...

Danjire Nuur Cadde oo looga yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga, Waa maxay sababta?

Sida uu ku soo waramay diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaalida ee waddanka Talyaaniga oo codsaday in aan magaciisa la xusin waxaa todobaadkan kulan xasaasi...

Wasiiro ka socda Jabuuti oo gaaray Magaalada B/weyne

Wafdiga ka socday Dawlada Jabuuti ee Somaliya xiriirka Wanaagsan leeyihiin ayaa waxa hogaaminayey wasiirka wasaaradda gaashandhiga Jabuuti C/kariim Maxamed Kaamil,waxaana wafdigiisa ku jiray Amaan-duulaha...

Sirdoonka Al-shabaab oo kireeystay Hoteelada Muqdisho ugu qaalisan, Maxaa ku dhacay Sirdoonka Dowladda, Yaase...

Laamaha Sirdoonada kooxaha ku xiran al Al qaacida oo ay Shabaab ka mid tahay ayaa loo arkaa kuwa farsamadooda sareysa xadba taatiko laga filaynin...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in laga fiirsan doono Degmooyin iyo Gobolo uu Magacabay Madaxweynihii...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradda arrimaha gudaha ay dib u eegis ku sameyn...

Daawo Sawirada Wasiirka Gaashandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada oo Safar gaaban ku tagay duleedka Magaalada...

Waa Sawiradii booqashii maanta degaano u dhaw Jowhar ku tagay Wasiirka Gaashandhigga Dowladda Soomaaliya oo la socday Taliyaha Ciidamada xoogga dalka iyo xubno ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu ka damacsan yahay Magaalada Jowhar?

Wasiirka wasaarada Difaaca dalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tagay deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Soomaaliya. Kormeerka...

Safarkii uu madaxweyne Xasan Shiikh ku tagi lahaa Kenya maxaa baajiyay? {XOG}

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaminayo aya shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib safari ay kusoo kala bixiyeen wadamada...

Dowladda Soomaaliya oo lagu xiray Shuruudo adag, Ma ka soo bixi kartaa mise

Shirweynaha bulshada bariga Afrika EAC ayaa tixgeliyay codsiga dowladda Soomaaliya, si ay xubin uga noqoto, iyadoo shuruudo lagu xiray laga sugayo inay dowladda ay...

Maxaa kala haysta Axmed Biif iyo Muno Sharaf, Daawo Muuqaalka

Muuqaalka Maanta Waxaa Kusoo Qaadaneynaa Heesta Naruuro Iyo Fanaaniinta Kala Ah Ahmed Biif Iyo Muna Sharaf Ee Daawasho Wacan, Labada Fanaan ayaa heestan ku...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI