Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo oo is arkay maanta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa salaamay Hogaamiyaha Maamulka ka dhisan Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya lana baxay Maamulka Somaliland...

Warbixin ku saabsan 8 nin oo Yeman u dhalatay iyo Nin Somali ah...

Sagaal qof oo u badan muwaaddiniin u dhashay Yemen ayaa loo xiray qaraxii bambada ee xalay ka dhacay xaafadda Eastleigh kaasoo ay ku dhaawacmeen...

Hogaanka Sare Al Shabaab oo si Cad u shaaciyay inaan metelin xilna uusan ka...

Qoraal ka soo baxay Hoggaanka sare ee Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Abu Mansuur Al-amriki aanu matalin, una hadlin kana tarjumin Mujaahidiinta Muhaajiriinta...

Xafladda furitaanka xuska qorista Far-Soomaaliga oo Jabuuti ka billaabatay

Waxaa goor dhowayd magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ka furmay xafladda furitaanka kulan ballaaran oo lagu xusayo 40-guuradii ka soo wareegtay qorista farta-Soomaaliga, kaasoo...

Daawo Xaasaska Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo shaley u duuleey magaalada Jibuuti ee Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa waxaa casha sharaf u...

Barakicintii Somalida Islii oo Soo Dhawaatay Kadib Amni Daro kusii Baaheysa Xaafadaasi (Warbixin)

Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada islii waxa ku dhaqan Somali Badan waxaana iminka soo wajahay cabsi ballaaran oo ku aadan bad-baadinta naftooda iyo maalkooda. Seddex...

Qaraxyo is xig xigay oo caawa ka dhacay Magaalada Nairobi

Saddex qarax ayaa lagu soo warramayaa inay caawa ka dhaceen baar lagu caweeyo oo ku yaalla dhabarka dambe ee masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii. Hal...

Gabar Soomaaliyed Faadumo Cumar Maxamud oo Meherkeedu ka dhacay Kaniisad ku taala Sweden, Maxay...

Iyadoo dhoola cadeynayso kuna faraxsan guurkeeda ninka haysta diinta Kiristaanka ah ayay Gabadha Soomaaliyed Faadumo Omar  Maxamud ka soo muuqatay Camerada, waxayna sheegtay inay...

Madaxda Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo xalay ku sigtay in dhamaantood la laayo,...

Al shabaab ayaa xalay weeraro bambaanooyin ah ku weeraray gur ay kusugnaayeen saraakiil katirsan maamulka Kmg ah ee kismaayo ka jira. Qaraxyada oo ahaa afar...

Xoogaga al Shabaab oo sheegtay in Muqdisho ku dileen Sarkaal Afrikan ah isla markaana...

Kooxda Xag jirka ah ee Al Shabaab ayaa ku doodaysa in ay Magaalada Muqdisho ku dileen Sarkaal ka tirsan Ciidamada Midawga Afrika isla markaana...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI