Safiir Maxamed Cali Ameica muxuu ku soo arkay Xabsiyada Magaalada Mombasa oo...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka kenya Maxamed Cali America ayaa maanta booqasho ku tagay Xabsi ku yaala Magaalada Mombasa ee dalka kenya halkaas oo...

David Cameron oo barta Twitterka ku soo qoray heshiis ay wada gaareen isaga iyo...

Ra'iisal Wasaaraha Britain David Cameron ayaa maanta sheegay in isaga iyo Madaxweynaha SoomaaliyaXasa Sh Maxamud  isku waafaqeen waqtiga la qabanaayo shirka Soomaaliya looga hadlaayo kaas oo...

Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Cabduqaadir Faarax Shirdoon oo 55 Maalmood jirsatay, Muxuu ka yiri Puntland...

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon oo looga warbixinayay waxqabadka xukuumadda oo jirsatay 55 cisho ayaa u qornaa...

Nin Askari Ah oo Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Toogasho ku Dilay Xaaskiisa,...

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Toogasho ku dilay xaaskiisa, waxaana dhacdadan ay ka dhacday Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho. Sida aan warbixinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi hogaaminayo oo maalinta Axada ku sii jeeda Mareykanka

War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamud ku sii jeedo maalinta Axada dalka Mareykanka. Wafdiga Madaxweynaha...

Daawo Muuqalka Dhismihii Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo loo bedelay Maqaayad Ganacsato Shiines ay...

Waxaa soo baxaya faahfaahin muujinaysa in dhismo ka mid ah safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania laga kireeyay Ganacsade Shiines ah sidoo kalena waxaa la...

Fowziyo Yuusuf Xaaji oo ka been sheegaysa waxyaabihii ay ku soo aragtay Dhismihii Safaaradda...

Haweenayda madaxda ka ah Siyaasadda arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ka been sheegtay waxyaabihii ay ku soo aragtay Safaaradda Soomaaliya ee...

Dhawr Wasaaradood oo is bedel lagu sameeyay

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isbadal kooban ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiiradiisa. Warqad ka soo baxday xafiiskiisa oo nuqul ka mid...

Maxaa ka jira in Sh. Maxamed ibraahim Shakuul uu ka midyahay Musharixiinta u taagan...

Waxaa maalmihii la soo dhaafay soo baxayay Warar sheegayay in lagu wado in la dhiso maamul Goboleed loo dhan yahay oo uu yeesho obolada...

Daawo Muuqaalka wax soo saarka Degmada Afgooye iyo Warbixino kale

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta saddex ka tirsan ciidamada milateriga oo dhac geystay ayaa xukun shan sano xarig ah ku riday, iyadoo digniin...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI