Muuqaalka Farxiyo Fiska Bilawga Sanadka cusub 2013 ka iyo Heesta JEEDAALI

Waxaan idin haaya iyadoo sanadka cusub saacado naga xiga Muuqaalka Fanaanada caanka ah ee kaalinta koowaad kaga jirta Fanaaniinta Soomaaliyed ee soo baxay 21...

Boqollaal Soomaali ah oo maalin kasta ka dhoofa Kenya, Warbixino

Tan iyo markii dowladda Kenya ay ku amartay Soomaalida ku nool dalkeeda inay isaga baxaan magaalooyinka oo ay aadaan xeryaha qaxootiga, waxaa korortay tirada...

MSF oo Maanta Gabi ahaanba Joojinaysa Howlihii Shaqada ee isbitaalka Beladweyne

Maamulka cisbitaalka Beladweyne ee ay gacanta ku hayso hay’ada dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in MSF gabi...

Fanaanada Hani Uk, Yaa ka Qurux badan Muuqaalkeda Heesta Baxsanow , Daawo

Fanaanada Hani Uk ayaa soo saartay Muuqaalka heesta Baxsanow iyadoo heestan horey fanaanada u soo qaaday balse Muuqaalkan uu yahay mid hadda si aad ah loo...

Waa Maxay ujeedada socdaalka Wasiirada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee Magaalada London, Warbixin

Haweenayda soomaaliya ka ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Ra'iisal Wasaare kuxigeen ayaa ku sugan Magaalada London ee dalka Britain. Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka Arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xaalad aad liidata ku soo aragtay Magaalada Kismaayo

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa hay’adaha samaflka ugu baaqay in ay gargaar bini’aadamnimo la soo...

Orodyahanka Mo Farah oo loo xiray tuhun argagixisnimo(SAWIRO)

Orodyahanka haysta horyaalka orodka 10-ka kun iyo shanta kun ee dunida ee asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya, hase yeeshee haysta dhalashada Britain ugana qayb...

C/wali Gaas oo ka tanaasulay Kursigii uu ku lahaa Baarlamaanka Soomaaliya iyo Magaca Mas'uulkii...

Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee soomaaliya ayaa ka tanaasulay kursigiisa waxaana la...

Fanaanada RAHMA ROSE oo sanadka cusub ku soo bandhigtay Hees Muuqaal ah oo cajiib...

HEESTII DHAAYO JACEYL ,RAHMA ROSE  ayaa soo baxday iyadoo lagu soo beegay dhamaadka sanadka 2012 ka iyo bilawga sanadka 2013 ka, iyadoo fanaanada Rahma...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Manoqoneyno doowlad rasmi ah ilaa iyo inta…..”Waa Maxay Sababta u weeraray...

Wareysi dheer oo uu siiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, Jariirada lagu magacaabo “Alhayat” ayaa waxa uu si kulul u canbaareeyay hay’adaha...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI