Madaxweyne Xasan Sheekh" Ma aha in dagaalka ka dhacay Gaalkacyo la siyaasadeeyo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Gaalkacyo, isagoo cadeeyay in dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirto sidii loo...

DHAGEYSO:Faaqidaadda: Dagaalada Gobolka Shabeelaha Hoose iyo waxyaabaha uu salka ku haayo

Dhawaan waxaa dagaalo ay ka dhaceen deegaano ka mid ah gobolka shabeelaha hoose, waxaana ciidamo iska soo horjeeda oo ku labisnaa dresska ciidamada dowladda...

TOOS U DAAWO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo hadal ka jeedinaya xarun ku...

Toos u daawo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo hadal iyo wada sheekeysi ka jeedinayo xarun ku taala Mareykanka waxaa uu Madaxweynaha...

DAAWO Muuqaal Cajiib ah oo Fanaanada Xaawo Kiin soo saartay

Fanaanada Xaawo Kiin ayaa mar kale soo saartay Muuqaalka hees cusub oo magaceeda la yiraahdo  XAKAMAHA ADKEEY, Heestan Cusub oo la saaray Muuqaal aad...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo dalbaday in degaanada Puntland la keeno Ciidamo ka socda Midowga...

Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa wuxuu maanta caalamka ugu yeeray in deegaanada Puntland la soo gaarsiiyo Ciidan ka socdo...

Aqalka sare oo muddo 3 cisho u qabtay Madaxweynaha iyo Xukuumadda arrinta wada xaajoodka...

Gudoomiyaha ayaa sheegay in 17kii Bishii hore ay wufuud u direen Dowlad Goboleedyada,isla markaana ay ka keeneen warbixino la xiriira cabashooyin ay ka qabaan...

Mareykanka oo markii u horeysay baabuurta qafilan ee MRAP ugu deeqaya howl galka AMISOM

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan uu dhamaadka bishan Janaayo ku wareejinayo baabuurta qafilan ee aan xabadaha iyo miinooyinka...

Dr Cali Cabdullaahi oo loo magacaabay wasiirka deegaanka oo xilka diiday

Wasiirkii deegaanka,dalxiiska iyo duur-joogta,Dr Cali Cabdullaahi Warsame oo ka mid ahaa wasiirradii uu magacaabay madaxweynaha Puntland ayaa goor dhawayd sheegay inuusan waxba kala socon...

DAAWO SAWIRADA Gen Xaamud oo beerta Nabada kula damaashaadaya dhalinyaro Soomaaliyed oo farxad ka...

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan oo beryahan ka shaqeynayay sidii bulshada rayidka ah iyo boliiska u dhex mari lahayd wada shaqeyn iyo...

UN envoy lauds collective progress in Somalia, urges unity, stability from leaders

Hailing the political and economic gains made in Somalia through the partnerships and collective efforts of Somalis and the international community, the United Nations...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI