UK oo sheegtay in xariga Mukhtaar Roobow deganaansha la’aan u keentay Soomaaliya, Farmaajo-na qaati...

Baarlamaanka UK ayaa warbixin sannadle ah oo uu soo saaray wuxuu kaga hadlay xaaladaha Soomaaliya iyo dhowaad laba sano kadib doorashadii madaxweyne Farmaajo waxa...

XISBIGA XASAN SHEEKH MAXAMUD XUBIN ka tirsan oo Guddoomiyaha Gobolka Baay loo magacabay (Farmaajo...

Madaxweynaha Koonfurgalbeed ee dhawaan sida qasabka ah lagu doortay C/casiis Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacabay Guddoomiyaha Gobolka Baay Sadaad maxamed...

Odayaasha Dhaqanka K/Galbeed oo diiday dalab Farmaajo usoo dhiibtay Mursal, MAXAY TAHAY SABABTA Mursal...

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya  Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay,guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiye...

DAAWO SAWIRADA:Shabaabka oo meydadkooda gubtay.

Al-Shabaab oo jab culus kala kulmay weerarkii ay saaka ku qaadeen Baarsanguuni oo ay saldhig ku leeyahiin Ciidamada Darawiishta Jubbaland Ciidamada ayaa wali maydadka...

Sawirro:-Madaxweyne Xaaf Oo Nairobi Kula Kulmay Madax Ka Tirsan Hay’adaha Ka Howlgalla Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay’adaha caalamiga ee ka...

AMISOM oo Dafirtay dhimashada Ciidamada Itoobiya ee shalay lagu laayay Nawaaxiga Baydhabo

Howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa war yaab leh kasoo saaray weerarkii ay kooxda Alshabaab shalay ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah...

Maalqabeen British ah oo sanado ka dib ogaaday inaanu dhalin carruurtii loo hayay

Richard Mason oo ah 54 jir meel fiican ka gaaray ganacsiga, isla markaana wax ka asaasay barta internet-ka ee MoneySupermarket.com, ayaa sheegay in markii...

Is-miidaamiyihii Weerarkii Nairobi oo la shaaciyey

Booliska dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay xog dheeri ah oo laga helay dadkii weerarka ka geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Baar Sanguuni

Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Saldhig Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ku lahaayeen deegaanka Baar Sanguuni ee Gobolka...

FARMAAJO oo looga guuleystay dagaalkii Jubbuland, Qorshihii Farmaajo ee Jubbaland oo la soo afjaray...

Labadii bilood ee la soo dhaafay waxa ka socday degaanada hoos yimaada Dowlad Goboleedka Jubbaland tartan u dhaxeeya Dowladaha Itoobiya iyo Kenya. Madaxweyne Farmaajo...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI