Home Maqal & Muuqaal

Maqal & Muuqaal

Maqal & Muuqaal

FARMAAJO oo Ciidamada Itoobiya ugu hambayeeyay dilka Shacabka Baydhabo kadibna ku jees jeesay Koonfurgalbeed,...

Sida runtu tahay waa xaanuun iyo uur ku taallo weyn marka Madaxweyne Soomaaliyed uu ciidan anjabi ah ugu hambalyeeyo xasuuqa ay xasuuqeen dadkiisa ,...

(DAAWO Video) Xildhibaan Muna K ayaa tiri “Nafta hal mar bey go’daa, RW Kheyre...

Xildhibaan Muna K oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaan Soomaaliya  ayaa baraha bulshada soo dhigtay muuqaal ay sheegtay in haddii la dilo uu masuul...

DAAWO VIDEO:Mucjiso ku dhacday tababaraha Xulka kubadda Cagta Spain Vicente del Bosque

Vicente del Bosque oo ah tababaraha Xulka Kubadda cagta Spain ee ku haray wareega koowad ee tartanka koobka adduunka ee ka socda dalka Braziil...

NALA DAAWADA HEESTII Dhalanteed Caashaq iyo Fanaanka Ahmed Zaki

Dhalanteed Caashaq waa Hees ka hadlaysa qiso dhab ah oo jaceyl ah waana eriyadii Maxamed C-raxmaan Aarka, codkii fanaanka Ahmed Zaki, haddaba nala daawada...

Baroon wax Gumaada & Maatada Baas Jiidha & Xukunku Boob maaha’ee Burburiyoow Hooy i...

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ah Abwaan reer Puntland ah ayaa maanta (Sabti 24 Nov, 2012) soo saaray hees cusub oo la magac baxday...

Daawo "Haweeney ka mid ah weriyayaasha Telefishinka Dalka Holland oo tijaabisay Qaadka oo si...

Haweeney Hollendees ah ama Nederlaan ah kana mid ah weriyayaasha Telefishinka dalkaas Holland ayaa waxaa la sheegay inay tijaabisay ama ay cuntay muqaadaraadka qaadka...

NEWS IN ENGLISH

XULKA NEWSOMALI