Hogaamiyaha Maamulka Jubaland Axmad Maxamad Islaam axmad madoobe ayaa waxa uu Saakay Safarkiisii ugu horeeyay tan iyo markiii loo doortay hogaanka Jubaland ugu amabaxay Dalka Kenya
Safarka Madaxweynaha ayaa waxa aanan lashaacin sababaha ugu Weyn ee uu Kenya U aadayo balse wxaa lasheegayaa in marka uu halkaa gaaro uu kulama kala duwan laqaadan doono Madaxda ugu saraysa Dalka Kenya.
Waxaa aad u wanaagsan xiriirka ka dhexeeya Madaxda Dalka Kenya iyo Hogaamiyha Maamulka Jubaland ee dib loo doortay .