Isku shaandheyn lagu sameeyay Agaasimeyaasha wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada, Cali Gacal lama taabtaan waaye inta kale daadka qaaday [Akhriso Magacyada]

0
241

Wasiirka Gaadiidka iyo Duuliska Hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay agaasimeyaasha Wasaaraddaasi, iyadoo saameysay saddex agaasime oo muhiim ah, in kastoo Agaasimaha lama taabtaanka ah Cali Gacal oo ku eedeysan musuq maasuq marna la taabanin taas oo dad badan shaki gelisay.

Qoraal Wasiirka Oomaar qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu habac soo galay howlaha wasaaradda, isla markaana loo baahday in la dardar geliyo wasaaraddaaasi, sidaas darteedna uu isku bedel ku sameeyay Saddexda Agaasime ee waaxyaha PRA, Mashaariicda iyo Qorsheynta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here