Ra’iisal wasaare Kheyre oo Xil Cusub u magacaabay Taliyihii Ciidamada Asluubta ee xilka laga qaaday

0
158

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya oo dhowaan xilka laga qaaday.

Wareegto kasoo baxday Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) loogu magacaabay inuu noqdo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed, iyadoo wareegtada lagu sheegay sida ay muhiimka u tahay dib u howlgelinta Wakaaladii Dhismaha Soomaaliyeed.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here