Maxay ka yiraahdan Siyaasiyiinta mucaaradsan Siyaasadda Farmaajo Baarlamaanka cusub ee Jubbuland?

0
89

War saxaafadeed gaar gaar ah oo ay saddexdan xisbi soo saareen ayaa lagu soo dhoweeyay laguna boggaadiyay howsha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland iyo sida ay uga dhabbeeyeen jadwalkii ay horay u dagsadeen.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen dowladda Federaalka inay ka digtoonaadaan faragelin ay ku sameeyaan Jubbaland iyo in xasillooni daro laga abuuro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here