Maxaa ka socda Dhuusamareeb? Qorshe degsan ma jiro laakiin Nidaam NGO ayaa ka socda halkaas, Daawo Sawirada

0
112

Wakiilada IGAD iyo Midowga africa ee Soomaaliya ayaa Magaalada Dhuusamareeb u tagay Barnaamij loo ekeysiiyay Mashaariicda NGO yada ka socda Soomaaliya, waxaana ujeedada Magaaladaas loo tagay tahay bal in cid kasta oo daneysa arrimaha Soomaaliya kaalin ku yeelata waxaa ka socda Galmudug iyadoo aysan jirin Barnaamij Siyaasadeed oo Dowladda u dejisay arrimaha Galmudug balse isku soo bood keliya haatan wax kasta ku socdaan.

Marka aad eegto qarashka ku baxaya arrimaha Dhuusmareeb iyo cid kasta oo gacanta la galaysa ma dhawa arrimaha Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here