Banaanbax ka dhacay albaabka hore Villa Soomaaliya, Farmaajo oo daaqada ka daawanayay, Daawo Sawirada

0
146

Waxaa mar kale bannaanbax ka socdaa Iridka laga galo madaxtooyada Soomaaliya ee kasoo horjeeda Hotelka SYL, halkaasoo ay isugu soo baxeen dad tobannaan ah, waxaana jira warar sheegaya in Madaxweyne Farmaajo daaqada ka daawanayay waxaa meesha ka dhacayay.

Dadkan ku bannaanbaxaya Madaxtooyada xilligan aadka u kulul ayaa ah naafadda ciidamada xoogga dalka ee ku dhaawacmay dagaalkii 1977, kuwaasoo ku jiray dhismaha Martiini ee magaalada Muqdisho, waxayba ka cabanayaan in xuquuqdii ay siin jirtay dowladda laga joojiyey.

Bannaabaxayaasha ciidamada naafada xoogg dalka ayaa doonaya in codkooda gaarsiiyaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hore mushaar u bilaabay, una sheegay inuusan ka go’i doonin inta uu xilka hayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here