Madaxweynaha Jabuuti oo ka degay Muqdisho [Xasan Aden Samatar & Axmed Cali Cigaal oo la socda, DAAWO SAWIRADA

0
117

Madaxweynahaa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Wafdiga madaxweynaha Jabuuti waxaa ka mid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ahaa oo kala ah Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo Muqdisho markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay muddo 30 sano ku dhow.

Waxaa waffiga Garoonka ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, mas’uuliyiin iyo dadweyne fara badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here