Saaka Muqdisho Sawirada Ciidamo Mushaar la’aan ka cabanaya oo wadada xirtay!

0
216

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka waaberigii lagu soo kacay Ciidamo gadoodsan oo xirtay qaar ka mid ah waddooyinka caasimadda kuwaas oo ka cabanaya mushaar la’aan.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa ayaa ku fashilmay inay joogta u bixiyaan mushaarka Ciidamada, iyadoo bilihii ugu dambeeyay xaalad dhaqaale xumo la soo daristay Xukuumadda maadama dhaqaalihii dalka si aan wanaagsanayn loo maamulay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here