Fahad Yaasiin sida beesha Reer Aw Xasan ugu dhoobay xilalka Safaaradaha, Gudaha dalka iyo Golaha Wasiirada (Magacyada Shaqsiyaadka Qoyska Fahad xilalka loo magacabay).

0
624

Fahad Yaasiin oo dadka qaarkood u yaqaanan Milkiilaha Dowladda Soomaaliya ama ninka ugu awooda badan Dowladda ayaa xilalka Dowladda ku dhoobay reerkiisa isagoo ka faa’ideysanaya awoodiisa iyo ku dhawaanshaha Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre.

Fahad Yaasiin oo ah taliye kuxigeenka NISA waxuu magacaabay xilal kala duwan oo isaga dad qaraabo iyo ehel la’ah uu u magacaabey isaga oo ka faa’ideysanaya dadaalnimada uu farmaajo u yahay.

Safaaradaha uu xilalka kala duwan loogu magacaabey waxa kamid ah:-
Safaaradda cumaan

A: Safiirka Jeeylaani waa ilma abti (reer ow xasan)
B: Qunsulka cumaan waa cumar niiniile (reer ow xasan) qaraabo dhow.
C: Xoghayaha safaaradda cumaan waa walaal aabahii iyo hooyadii dhaleen ina Muxumed yaasiin.
D: Awoodda saddaxaad ee safaaradda waxaa hayo wiilka fahad yaasiin.
Safaaradda Qatar.
A: Safiirka Qatar ina Taani, fahad ayaa qaba walaashiis ka yar, seedi-nimo ayuu xilka ku siiyay.
B: Qunsulka Qatar waxaa la geeyay fahad wiil uu abti u yahay oo walashiis dhashey.
C: Wasiiru dowlaha arrrimaha dibadda C/qaadir sh.axmed waxaa dhashay fahad ina adeertii laxmi ah, sidaas tolnimada ah ayuu xilka ku siiyay.
D: Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada soomaaliya Cabdi-nuur Maxamed waxuu qabaa Fahad da’dii ka yareeyd waana isku beel in kastoo hadda kala tageen gabadha balse caruur ayay u dhashay.
E: Agaasima ku xigeenka madaxtooyada waa dhalay Fahad Yaasiin abtigii laxmi ah.
F: Amniga dekeda muqdisho waxuu u dhiibay Rashiid Sh.Axmed kheeyr walaal la ah wasiiru dowlaha arrimaha dibadda.
G: Fahad walaalkii Cumar Muxumed Yaasiin waxaa uu markii hore ka shaqeeyn jiray maamul hoosaadka xawilaadda hormuud ee Zoobe hadda waa gaashaanle ka tirsan saraakiisha NISA.

 

FG AH Xilalka Wasaaradaha loogu magacabay Fahad qaraabadiisa weli ma helin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here