Xoghayihii Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ku dhintay shilkii Diyaarada Itoobiya

0
192

Dadkii ku dhintay Diyaaradi Shirkadda Ethoipian Airlines oo nooceedu ahaa Boeing 737-8 MAX ayaa la shaaciyey intooda badan, taasoo dhacday kadib 6 daqiiqo markii ay ka duushay Garoonka Bole ee magaalada Addis ababa.

Diyaaradda o ku socotay socotay magaalada Nairobio ee dalka Kenya, waxaa la socday 149 rakaab ah iyo 8 shaqaalaha diyaaradda ahaa, waxaana hadda la xaqiijiyey inaysan cidna ka badbaadin, iyadoo dalalka ay u kala dhasheen lasoo saaran.

Wararka ayaa sheegay in dadka ku dhintay rakaabka uu ka mid ahaa nin Soomaali ah oo ka shaqeynayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay Shahaad Abdishakur.
32 Kenyan

18 Canadian

9 Ethiopian

8 Chinese

8 Italian

8 American

7 French

7 British

6 Egyptian

5 Dutch

4 UN passports

4 Indian

3 Russian

2 Moroccan

2 Israeli

1 Belgian

1 Ugandan

1 Yemeni

1 Sudanese

1 Togolese

1 Mozambican

1 Norwegian

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here