Saaka ayaa lagu dilay xaafada Siigaale ee Degamada Hodan ,Gaarigiisana Waa Laqaatay waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Mursal, waxaana uuna ka tirsanaa Shaqaalaha Xafiiska Xeer illaalaha Qaranka Axmed Cali Daahir.
Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Mursal,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkaasi oo watay Mooto Bajaaj ay si deg deg ah goobta uga baxadeen sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta uu falka ka dhacay gaaray,iyagoo halkaasi ka qaaday Meydka Marxuumka,isla markaana goobta ka sameeyay baaritaano kala duwan.