Uhuru kenyatta oo Aqoonsi buuxa Siiyay beesha Isaaq (VIDEO)

0
372

Isaaq Community ayuu sheegay Madaxweyne Uhuru ineey ka mid yhiin dadka dagan Kenya islamarkaana ay Kenyanka isku xuquuqna yihiin shacabka Kenya sidoo kale dowlada Kenya waxay siisay bulshada Isaaq Community phase-ka hore dhul 5,000 acres ku yaala degmada Naivasha, gobolka Rifley Villa Kenya.

Dadkaan ayeey xogtu sheegeeysaa in ay yihiin Bulshada Ingriisku ka qaaday Somaliland qarnigii 18aad ee u dajiyay gobolka Rift Valley iyagoo halkaa ku tarmay oo beero iyo ganacsi ku yeeshay.

Sidoo kale waxaa suuragal ah in Maamulka Soomaaliland oo ka hadlo aqoonsigaan,islamarkaana uu soo dhaweeyo Maadaama ay dadkaanu sheegteen in kasoo jeedaan Soomaaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here