Waare oo isku shaandheyntii labaad ku sameeyay Golaha Wasiirada Hirshabeelle

0
166

Magacaabida cusub Wasiirada, Wasiir kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha ayaa waxaa u badan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, taasoo loo arko mid uu kaga hortagayo cadaadiska Baarlamaanka.

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira 5 Wasiir, 4 wasiiru dowle iyo 6 Wasiir kuxigeen.

22-kii bishii Janaayo ee sanadkan ayay aheyd markii sidan oo kale uu Madaxweyne Waare u sameeyay Isku shaandheyn Golaha Wasiirada, kuwaasoo u badnaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here