DAAWO SAWIRADA Banaanbax ka socda London, Sawirada Farmaajo oo dhiig cab ah ayaa lagu soo bandhigay goobta, Shidaalka iib ma aha

0
268

Banaanbax xoogan ayaa ka socda ka soo horjeedka hotelka shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya ka socda, waxaana halkaas isugu yimid dad fara badan oo ka soo horjeeda siyaasadda Dowladda ee ku xaraashaysa shidaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here