Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Jiddah ku amray inay dalka soo galaan [Akhriso]

0
178

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Amar ka soo baxay Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad loogu yeeray inay muddo 30 maalmood gudahood ah ku soo galaan magaalada Muqdisho, iska xaadiriyaan Xarunta Wasaarada Warfaafinta.

Lama sheegin sababta loogu yeeray diblomaasiyiinta Soomaalida ee Qunsuliyadda Jiddah, laakiin warar hore u soo baxay ayaa sheegayey inuu khilaaf ka dhex taagan tahay diblomaasiyiinta Qunsuliyadda dhexdeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here