SACIID DENI oo Hoos ka soo xirtay Qolkiisa, Cidna ma aqaabilayo cidna ima soo booqan karto, (Aqri Wareegtada)

0
277

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa qolka isku xiray, cid albaabkiisa ka geli karta ma jiro ilaa iyo amar dambe sida lagu sheegay war ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa joojiyay qaabilada Siyaasiyiinta, waxgaradka, odayaasha iyo cid kasta oo booqasho iyo howlo siyaasadeed ugu tagi jirtay.

Arintan ayaa u muuqata mid madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni uu ku xadidayo dhaqaaqa dadka doonaya in ay siyaabo kala duwan u booqdaan maadama dhawaan la rajaynayo in uu soo dhiso golaha xukuumadda cusub taasoo shakhsiyaad badan ay u hanqal taagayaan in ay kasoo dhex muuqdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here