MAAMULKA GOBOLKA Hiiraan oo Farmaajo telefoonka ku dhageysteen kana qeybgaleen soo dhaweynta Xasan Sheekh Maxamud, Daawo Sawirada

0
272

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu xafiiska ka tagay ku laabtay Magaalada ay ka soo jeedan qeyb ka mid ah qoyskiisa Beledweyne halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay isaga iyo xubnaha xisbigiisa.

tagitaankiisa Beledweyne muhiimad kala duwan ayay u leedahay Xasan Sheekh Maxamud maadama gurigiisa ay tahay.

Farmaajo iyo Maamulkiisa ayaa jaceleysan tagitaanka Xasan Beledweyne , sidoo kale inay beledweyne ku arkaan astaanta Xisbiga Xasan Sheekh sidaas darteed isku dey fara badan oo la damacsanaa in lagu qashqasho Xasan Sheekh ayaa fashilmay maadama magaalada ay tahay degaankiisa ayna ku xoog badan yihiin reer abtiyaashiisa uma arko Madaxweyne Xasan Sheekh Beledweyne magaalo kale waxay ula mid tahay gurigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here