DAAWO: Dadka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka quustay Maamulka Gobolka, Dhaqaalihii Gobolka Xuseen M.Nuur Leexsaday Wadooyinkiina…

0
278

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku fashilmay wax ka qabashada dhibaatooyinka Wadooyinka Caasimadda Muqdisho ayaa dadka degaanka waxay bilaabeen inay ka tashadan Maamulka Yariisow iyagoo seegay in lacagtii laga qaadan wax loogu qaban waayay sidaas darteedna mustaqbalka noloshooda iyaga dhisanaya.

Qaar ka mid ah Shacabka degan hareeraha Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ayaa bilaabay dayactirka wado muddo xirnayd, kadib markii uu ka gaabiyay Maamulka gobolka Banaadir.

Lacagta Gobolka ayaa waxaa leexsada Xuseen Maxamed Nuur Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir iyo Ra;iisal Wasaare Xasan Kheyre, Guddoomiye Yariisow-na awood uu dadka wax uga qabta ma laha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here