OGOW LABADA MAR EE Barnaamijka Baadi Goob Ceebta ku dhacday ee been abuurka sameeyay, (Warbixin

0
286

Barnaamijka Baadi Goob ee u Soo Saaro Wariye Abdirisaq Terra oo Markii labaad lagu Helay Adeegsi Wax yaabo khaldan oo kashifan
…………..
Barnaamijkan oo Hal Wariye Soo Saaro Ayaa Caga la Galay Ceebihi ugu Weyna mudo aan ka Badnayn bil Gudahii markii labaad

Wariyaha oo eedayn Culus oo Musuq maasaq U Jediyey Xukumadii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Ducmantiyada u Adeegsaday Yihiin kuwo la Saxeexay Gudaha Xiligan Hada u Xilka Hayo Madaxweynaha Hada ee Somaliya

Maxamed Cabdilahi Farmaajo Iyadoo Hadana Wariyahan Shacabka u Sheegayo in Waraaqahan yihiin Qaar u Helay oo la Saxeexay Xiligii Madaxweyne Xasan Sheekh Xilka hayey

Waxaa Soo Kale Wariyahu Barnaamijkiisa Baadi Goob Bishan Hada Dhamaatay Gudaheeda ku Shaaciyey Sawir Gaadhi Maydad ka Buuxan oo u Sheegay wariyuhu inuu Si Sir Ah uga Helay Degaalkii Duko Raq

Sawirkas oo Saacad ka Dib Baraha Bulshada lagu Daadiyey Halkii laga Soo Jaray oo Ahaa Vedeo u Duubay Tvgii Bur buray ee La odhan Jiray Somali Channel Xiligii Kooxda Al Shabab Caruurta Badan ku Soo Khaladay Puntland

Oo Dagaal Qadaadh oo ka Dhacay Xeebaha Gobolka Bari Lagu Laayey Ciidankii Shabaab intooda Badan marka laga Reebo Waxii Caruur Ahaa oo Is Dhiibay Hadana Xidhan

Hadaba Xoga Khaldan ee Markiiba indhu Qabanayan Maxay u Muuqan Karan Mase la odhan Kara Shacabka Ayaaba Xiligan Ah investigators Ama Baadhayal Dabeeci Ah

Waxaa uu sheegay in Xildhibaan Saadaq Cabdikariim uu ka mid yahay 8 Xildhibaan oo musuqmaasuq ku qaatay xarunta basaska laga raaco ee SAHAL. Isaga kaliya ayuu sawirkiisa soo bandhigay iyo magaciisa, halka kuwa kale ee Farmaajo la shaqeysta uu sawiradooda iyo magacyadooda qariyey.

Si kastaba Villa Soomaaliya ayaa qarash ku bixisay aflaqaadeynta Madaxdii hore, Wiilka Barnaamijkan diyaariyay oo Xamar iyo Siyaasiyiinta joogta aqoon badan u lahayn oo muddo bilooyin keliya joogay ayaa Barnaamijkan ku helay dal ku galka Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here