MUUSE BIIXI”Farmaajo iyo Kheyre Waxay weeraran Baydhabo, Kismaayo hub ayay hadda u sameysteen, Puntland dirqi ayay kaga baxsatay, haatan Somaliland ayay duulaan ku tahay”Daawo Muuqaalka weerar kulul

0
335

Isagoo ka hadlayay munaasabada xuska ciidamada Somaliland ayuu ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu dagaal dhinac waliba leh ku hayo Somaliland, isla markaasina uu saartay cunaqabteyn

“Dowladda Xamar ka dhisan ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ilaa maalintii la doortay ilaa maanta waxay weerar qaawan oo joogto ah ku hayaan Somaliland.. Dagaalka dhaqaale waa joogto… kan cunaqabateyn waa joogto… dowladaa Xamar ka dhisan ee Baydhaba weerareysa .. ee kismaayo u hub sameysaneysa ee Puntland dirqi kaga baxsatay.. ee Somaliland dagaalkaa ku heysa… ee iyadii ay ilaaliyaan ciidamo Q/Midoobay.. ee Q/Midoobay la dagaalameyso garan meyno inta ay fitnadeeda gaari kareyso..” ayuu yiri Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here