Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka digay shirka London ka dhacaya ee la sheegay in lagu xaraashi doona shidaalka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay inaysan ka soo horjeedin in Soomaaliya shidaal laga soo saari balse waxaa uu sheegay inaysan xilligan dalka u diyaarsanayn shidaal soo saarista.
By Nuradin Hassan Muktar