FARMAAJO oo ka naxay sida Madaxweyne Saciid Deni u qaabilay Cabdiraxman Cabdishakuur, Daawo Muuqaalka

0
563

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay HogaamiyahaXisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame.

Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame OO Garoowe u tagay caleema saarka Deni ayaa dhibaato kale kala kulmay Madaxweyne Farmaajo oo awood iyo xeelad qabiil u adeegsaday.

Waxa xaqiiq ah in Nabad iyo Nolol ama Farmaajo aad uga naxay qaabka xeerka sare ee Madaxweyne Saciid Deni u qaabilay ninka ay Siyaasadda isku haayan ee Mr Cabdishakuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here