DOWLADDA SOOMAALIYA Aqbashay dhismaha Derbiga, Wadahadalna ka galayso arrinata badda, Daawo Sawirada

0
240

Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya iyo Soomaaliya ayaa Mandheere ku kulmay iyagoo dadka degaanka ka dhaadhicinayay dhismaha Derbiga Kenya ee xadka labada dal, waxaana la sheegaya in Dowladda Federaalka aqbashay dhismaha derbiga , arrintana si hoose loo dhameeyay.

Uhuru Madaxweynaha Kenya ayaa aqalka Kenya loogu taliya ku casuumay PM ka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaana kulankii maanta diirada lagu saaray arrinta Badda iyo Derbiga, Dowladda Soomaaliyana waxay sheegtay inay diyaar u tahay in arrimaha taagan gaar ahaan Badda iyo Derbiga Xadka.

Arrinta Derbiga si farsameysan ayaa loo dhameeyay warbixinta guddiyada la soo saari doonana waxaa loo dhigaya qaab farsameysan oo dadka lagu qaldayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here