DAAWO Wararka ku saabsan qarax maanta ka dhacay Muqdisho

0
151

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo maanta barqadii ka dhacay Kaalin Shidaal ku dhegan Wasaaradda Batroolka oo ku taal agagaarka Baar Shabeelle iyo Ex Baarlamaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here