DAAWO SAWIRADA:Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0
167

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay dhawaqiisa qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.

Uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here