Monica Juma oo Nairobi ku soo dhaweysay PM ka Soomaaliya Kheyre, Daawo Sawirada

0
403

Wasiirada arrimaha Dibadda Kenya Haweenayda lagu magacabo Monica Juma ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre goordhow ku soo dhaweysay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi.

Ra’iisal Wasaare Xasan Kheyre ayaa safarkiisa halka Maalin ah oo maanta ku tagay Nairobi waxaa uu ku saabsan yahay arrimaha amniga iyo xuduuda labada dal, waxaa si gaar ah wada hadalka loogu soo qaadi doona arrinta derbiga Kenya ka dhisaysa xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Caawa ayuu Kheyre casho la leeyahay Madaxweynaha Kenya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here